KT
Kaab TV
·

Ciidamo gudaha u galay xarunta Lamagalaay ee Beledweyne, Muuse Salaad oo la sheegay in la raadinayo

Xaaladda siyaasadeed iyo amni ee magaalada Beledweyne ayaa mar kale yeelatay weji cusub, kaddib markii muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ay muujiyeen ciidamo hubeysan oo gudaha u galay xerada…