SM
Shabelle Media Network· 1 maalin ka horMadaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil iyo saraakiil-xigeenno ka qalin jabiyay Dugsiga TURKSOM

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno si guul leh u dhammeystay sanad waxbarashadooda ciidan ee Dugsiga Tababarka ee TURKSOM. Madaxweynaha oo daawaday dhoolatus…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.