KT
Kaab TV
· Ammaan

Qoysas sheegay in la dhimay lacagtii loo siin jiray carruurta askarta ku dhimatay dagaalka Al-Shabaab+Sawirro

Qoysas haya carruur ay dhaleen askar ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku dhintay dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa sheegay in lacag taageero ah oo ay dowladda siin jirtay…