RD
Radio Dalsan· 7 maalmood ka hor15 Heshiis Caalami ah oo Soomaaliya Hal Mar Ku Diiwaangelisay Arrimaha Badaha
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa safar shaqo oo London iyo Istanbul ah ku gaartay guul taariikhi ah, iyadoo 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira arrimaha badaha hal mar lagu diiwaangeliyey. The post 15 Heshiis Caalami ah oo Soomaaliya Hal Mar Ku Diiwaangelisay Arrimaha Ba…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Dalsan ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Dalsan.