SM
Shabelle Media Network· 3 maalmood ka horWasiirka difaaca Axmed Maclin Fiqi oo kormeer ku tegay Dugsiga Tababarka Ciidanka Qorilow

QORILOW – Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tegay Dugsiga Tababarka Ciidanka Qorilow, ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiirka Gaashaandhi…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.