BS
BBC Somali· 1 saac ka horDumarka da'da labatameeyada ee qaba sonkorowga nooca 2aad ayaa dunida ku sii badanaya

Ku dhawaad boqolkiiba 90 dadka 6-da milyan gaaraya ee UK ku nool ee qaba sonkorowga, waxay qabaan nooca 2aad. Ma aha nooca 1aad ee ku tiirsan insulin.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.