RD
Radio Dalsan· 2 saac ka horXuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Dalsan ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Dalsan.