SM
Shabelle Media Network
· 5 maalmood ka horSiyaasad

Puntland oo ku baaqday doorashooyin qaran oo hufan, kana hadashay khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka Soomaaliya

Puntland oo ku baaqday doorashooyin qaran oo hufan, kana hadashay khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka Soomaaliya

Garowe – Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in Soomaaliya loo maro geeddi-socod doorasho oo ay ku tilmaantay mid sharci ah, hufan, isla markaana ay si ballaaran u aqbalaan dhinacyada siyaasadeed ee dalka. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Farxaan Cali Maxamuud, ayaa hadalkan ka sh…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.