KT
Kaab TV
· Ammaan

Dowladda Soomaaliya oo Laftagareen iyo Gen Shubka ku dartay liiska cunaqabataynta maaliyadeed ee la xiriirta Al-Shabaab

Guddiga Qaranka ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ee Soomaaliya ayaa liiska cunaqabataynta maaliyadeed ku daray 10 qof oo uu ku tuhunsan yahay inay xiriir la…