BS
BBC Somali· 1 saac ka horMaxay haween badan u qariyaan astaamaha caado-goyska?

Haween badan ayaa sidoo kale sheegaya in ka hadalka caado go'a weli loo arko arrin laga xishoodo, taas oo ka dhigaysa inay ku adkaato inay si furan uga hadlaan.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.