SM
Shabelle Media Network
· 2 saac ka hor

Suxufiyad Shukri Saciid: “Talyaaniga waxa uu go’aansaday inuu celiyo dadka xitaa sharciga leh uuna u dhaqmayo sida dowladaha Khaliijka oo kale”.

Suxufiyad Shukri Saciid: “Talyaaniga waxa uu go’aansaday inuu celiyo dadka xitaa sharciga leh uuna u dhaqmayo sida dowladaha Khaliijka oo kale”.

ROME – Suxufiyad Shukri Saciid oo ku nool Talyaaniga ayaa sheegtay in dowladda dalkaas ay billowday qorshe lagu celinayo dadka qaxootiga, oo isagu jira kuwa sharci leh iyo kuwa aan lahayn.…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.