BS
BBC Somali· 6 maalmood ka horHaweenkii kaalinta wayn ka qaatay aasaaskii qarankaMarayknaka; kumay ahaayeen 'hooyooyinkii wax ka aasaasay'?

BBC Mundo waxay la hadashay afar ka mid ah taariikhyahannada ugu caansan kuwaas oo bartay doorka haweenka ee Kacaankii Mareykanka iyo aasaaskii Mareykanka qarnigii 18aad iyo 19aad.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.