KT
Kaab TV
·

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo ka cabanaya isbaarooyinka iyo canshuuraha lagu hayo ganacsatada Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, ee xilgaarsiinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa walaac xooggan ka muujiyey lacagaha faraha badan ee laga qaado gaadiidka mooska ka soo qaada…