RJ
Radio Jowhar
· Siyaasad

Golaha Mustaqbalka oo qaadaya tallaabo ka dhan ah Xasan Sheekh

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (GMS) ayaa ku dhawaaqay inay qaadayaan tallaabooyin dastuuri ah iyo kuwo siyaasadeed oo ay kaga hortagayaan go’aannada doorasho ee ay ku tilmaameen kuwo hal dhinac ah,…