SM
Shabelle Media Network· 3 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe – Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer ugu tegay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan deeg…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.