SM
Shabelle Media Network
· 4 maalmood ka hor

Danjiraha Talyaaniga oo Booqday Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya

Danjiraha Talyaaniga oo Booqday Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, Mudane Pier Mario Daccò Coppi, iyadoo ay labada dhinac yeesheen…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.