Nin 63 jir ah oo lagu xukumay xabsi daa’in kadib dilka xaaskiisa oo ka Dhacay Västerås

Maxkamadda Gobolka Västmanland ayaa xukun xabsi daa’in ah ku ridday nin 63 jir ah kadib markii lagu helay dambiga dilka xaaskiisa, Fahiima, oo lagu weeraray bannaanka gurigeeda ee xaafadda Södra Gryta ee magaalada Västerås bishii Nofeembar 2025. Sidoo kale, maxkamaddu waxay ku…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Somaliska ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Somaliska.