KT
Kaab TV
· Adduunka

Baladweyne oo wajahaysa xiisad siyaasadeed iyo mid ciidan

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo hub urursi, iyadoo ay sii kordhayaan walaaca shacabka ee ku saabsan xaaladda amni iyo khilaafka…