SM
Shabelle Media Network
· 1 maalin ka horAmni

Hoggaamiye sare oo Al-Shabaab ka tirsan oo lagu qabtay howlgal ka dhacay xadka Soomaaliya iyo Kenya

Hoggaamiye sare oo Al-Shabaab ka tirsan oo lagu qabtay howlgal ka dhacay xadka Soomaaliya iyo Kenya

MUQDISHO – Hoggaamiye sare oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in lagu qabtay howlgal ay fuliyeen ciidamada gaarka ah ee Soomaaliya, kaas oo ka dhacay deegaan u dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya. Sida ay sheegeen ilo xog-ogaal ah, howlgalka ayaa laga fuliyay deegaanka Baqdaa…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.