DadkaMeelaha
RJ
Radio Jowhar
· 13 saac ka horAmni

Ciidamada Jubbaland oo Gacanta ku Dhigay Xubin ka tirsan Al-Shabaab

Wararka laga helayo magaalada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Jubbaland ay xalay gacanta ku dhigeen nin la sheegay inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab, kaddib weerar…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Jowhar
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Jowhar.