KT
Kaab TV
·

Baashe Yuusuf oo beesha caalamka ka dalbaday dammaanad amni

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, ayaa warqad uu u diray safaaradaha shisheeye, Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika kaga hadlay walaac amni oo uu sheegay inuu soo…