KT
Puntland oo Gaalkacyo ku qabatay laba gaari oo siday ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka
Ciidamada Puntland ayaa saaka koonfurta magaalada Gaalkacyo ku qabtay laba gaari oo la sheegay inay siday ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka…
Ka akhri Kaab TV ↗