Doorashada Sweden oo 52 Maalmood ka hartay” Sidee u kala horeeyaan Xisbiyada

Sahan cusub oo ay shirkadda Novus u samaysay telefishinka TV4 ayaa muujiyay in taageerada xisbiga Moderaterna ay gaartay 17.3%, taas oo ah koror dhan 0.7 dhibcood marka loo eego sahankii bishii Juun.…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Somaliska ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Somaliska.