SM
Shabelle Media Network
· Siyaasad

Soomaaliya oo ka Qayb Qaadanaysa Dhismaha Isbahaysi Caalami ah oo Lagula Dagaallamayo Wax-is-dabamarinta Isgaarsiinta iyo Internetka

Soomaaliya oo ka Qayb Qaadanaysa Dhismaha Isbahaysi Caalami ah oo Lagula Dagaallamayo Wax-is-dabamarinta Isgaarsiinta iyo Internetka

Chongqing – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mohamed H. Shire, ayaa Soomaaliya ku matalaya shir ay wufuud ka kala socota 48 dal uga wada…