KT
Kaab TV
·

Waxgaradka Xawaadle oo sheegay in masuuliyiinta Hirshabeelle aysan ka soo degi karin garoomada Hiiraan

Nabadoonno iyo waxgarad ka soo jeeda beesha Xawaadle ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Beledweyne kaga dhawaaqay mowqif ku saabsan garoomada diyaaradaha ee ku yaalla gobolka Hiiraan, iyagoo sheegay…