SM
Shabelle Media Network
· 2 saac ka hor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doha uga Tacsiyadeeyay Amiirka Qatar Geerida Aabihii Amiirkii Hore

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doha uga Tacsiyadeeyay Amiirka Qatar Geerida Aabihii Amiirkii Hore

Doha – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo ay kulan kula yeesheen Amiirka…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.