RJ
Radio Jowhar
· Adduunka

Ruushka iyo Ukraine ayaa labaduba sheegay in weerar internetka ah lagu soo qaaday

Ukraine iyo Ruushka waxay labaduba sheegeen in barnaamijyadooda digniinta ee xaaladaha degdegga ah xalay la weeraray. Marka hore waxaa la weeraray Ukraine iyadoo fariin digniin ah oo aan jirin uu diray barnaamijka.

Tebinta warbaahin kasta

Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Jowhar.