Dadweyne aad u tiro badan oo isugu soo baxay Mashhad si ay uga qaybgalaan aaska hoggaamiyihii sare ee geeriyooday ee Iran

Cali Khamenei waxaa lagu aasi doonaa xabaasha Imam Reza, oo ah goobta ugu barakaysan ee Shiicada Iiraan, taas oo soo afjaraysa lix maalmood oo ay socdeen xafladaha baroordiiqda dadweynaha.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.