Sacuudiga: sababta aan u weerarayno xuutiyiinta waa inaan daciifino awoodooda gantaalada balaastiga
Milatariga Sacuudiga ayaa sheegay inay dhowr jeer duqeymo cirka ah ka geysteen goobaha Xuutiyiinta ee Yemen, iyagoo ujeedkoodu yahay inay wiiqaan awoodda gantaalada ballistic-ga ee kooxda ay taageerto ee Iiraan.