DadkaMeelaha
RJ
Radio Jowhar
· 1 maalin ka horCaalamka

Ruushka oo gantaallo ku riday meel u dhow dalka Ingiriiska iyo UK oo dhaqdhaqaaqyo bilowday

Markab dagaal oo Ruushku leeyahay ayaa sameeyay tijaabooyin lagu ridayay gantaallo isagoo ku sugan biyaha caalamiga ah, qiyaastii 74 kiiloomitir koonfur kaga beegan magaalada Plymouth ee UK, iyadoo…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Jowhar
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Jowhar.