Arsenal oo dardargelinaysa baacsiga Vinícius Júnior iyo Arteta oo u sameeyay ballanqaad weyn.
Arsenal ayaa dardargelinaysa qorshaha lagu doonayo in lagu soo xero geliyo Vinícius Júnior, iyadoo Arteta uu balan qaaday inuu noqon doono tiirka kooxda.