BS
BBC Somali
· Adduunka

Netanyahu oo sheegay in ninkii weeraray diyaaradda Flydubai uu aaminsanaa "fikir xagjirnimo Islaami ah oo lagu soo barbaariyay"

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil ayaa sheegay in duuliyihii isku dayay inuu la wareego diyaaradda Flydubai uu si cad u damacsanaa inuu "soo rido diyaaradda".

Tebinta warbaahin kasta

Ka akhri BBC Somali ↗
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.