BS
BBC Somali· 7 saac ka horDilaaga aamusan: in ka badan 2,700 oo ruux oo loo malaynayo in uu dilay kulaylka daran ee ka dilaacay Yurub

Digniin cas ee kuleyl naadir ah ayaa loo soo saaray qaybo ka mid ah England iyo Wales wakhtigaas, iyadoo xitaa dadka caafimaadka qaba looga digayo khatar weyn oo nolosha ah.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.