RD
Radio Dalsan· 6 saac ka horMaxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Dalsan ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Dalsan.