Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026
Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.
Tebinta warbaahin kasta
RD
Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026
Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.
Ka akhri Radio Dalsan ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Dalsan.