BS
BBC Somali· 2 saac ka horMaxay tahay daruurta la sheegay inay kusoo dhacday magaaladan Afrika ku taalla?

Toddobaadkii hore ayay ahayd markii arrintani bilowday inay soo jiidato dareenka dadka safarka ah, kuwaas oo ka degaya gaadiidkooda kadibna gudaha u galaya si ay sawirro uga qaataan.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.