Rubik’s Cube oo malaayiin maskax ku xoojiyay xirfadaha hal-abuurka ah

Rubik's Cube oo ka badan 40 sano soo jiitay malaayiin qof adduunka. Ma aha ciyaar keliya, balse waa tababar maskaxeed oo kobciya xusuusta, feejignaanta iyo xallinta dhibaatooyinka.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Dalsan ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Dalsan.