Ergeyga Mareykanka oo la sheegay inuu wasiirrada Soomaaliya, Eritrea, iyo Masar kala hadlay amniga gobolka

La-taliyaha sare ee Maraykanka, oo si goonni-goonni ah ula kulmay wasiirradan, ayaa qoraal uu ku daabacay boggiisa X ku sheegay in ay ka wada hadleen nabadda, amniga, iyo xasilloonida Geeska Afrika.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.