Itoobiya: Dad ka qaxay Tigray oo gaaray Suudaan iyo xiisadda oo weli taagan
Qaybo ka mid ah galbeedka Itoobiya ee ku dhow xadka Suudaan, ayaa ilo kala duwan sheegeen in subaxnimadii Sabtida uu dagaal ka dhacay kaasoo u dhexeeyay ciidamada dowladda federaalka iyo ciidamada Tigray.