RJ
Biyo-xireenka iyo Buundada Sabuun oo dib-u-dhis lagu sameynayo
Dowladda Hirshabeelle oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay dib-u-dhiska Biyo-xireenka Sabuun, oo ah mid ka mid ah tiirarka ugu…
Ka akhri Radio Jowhar ↗