BS
BBC Somali
· 3 maalmood ka hor

Waaliddiinta oo looga digay inaysan baraha bulshada soo dhigin sawirrada carruurtooda

Waaliddiinta oo looga digay inaysan baraha bulshada soo dhigin sawirrada carruurtooda

Hay'adda NCA ayaa sheegtay inay sii kordhayso khatarta ah in sawirrada carruurta loo adeegsado sameynta waxyaabaha la xiriira xadgudubka carruurta.

Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.