BS
BBC Somali· 3 maalmood ka horYaad ka garanaysaa fanaaniinta ka heesi doona xiritaanka koobka K/cagta adduunka

Bandhigga kala barka cayaarta ee Fifa waxaa soo agaasimay Chris Martin oo ka tirsan Coldplay, waxaana lacag loogu ururin doonaa Sanduuqa Waxbarashada Citizen ee Fifa Global
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.