DadkaMeelaha
RJ
Radio Jowhar
· 2 saac ka horAmni

DFS oo sheegtay in Duqeyn ka dhacday Hiiraan lagu dilay 18 ka tirsan Al-Shabaab

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan 18 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay, halka 21 kale ay ku dhaawacmeen, duqeyn cirka ah oo 21-kii bishan ka dhacday deegaanka…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Jowhar
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Jowhar.