KT
Boosaaso: Hoobiyayaal lagu garaacay Galgala oo sababay dhimasho iyo dhaawac
Ugu yaraan saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, toddoba kalena dhaawacyo culus ayaa soo gaaray kaddib markii kooxda Al-Shabaab, oo saldhigyo ku leh buuraha Cal Madow, ay hoobiyaal ku garaacday…
Ka akhri Kaab TV ↗