SM
Shabelle Media Network· 2 saac ka horSuudaan oo diidday cunaqabataynta cusub ee Mareykanka, kuna tilmaantay eedeymaha hubka kiimikada kuwo aan sal lahayn

Khartuum – Dowladda Suudaan ayaa si kulul u diidday cunaqabatayn cusub oo uu Mareykanku saaray, taas oo dhaqan gashay Isniintii, iyadoo ku tilmaantay eedeymaha sheegaya in ciidamadeedu adeegsadeen…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.