Nin dhallinyaro ah oo lagu dhaawacay weerar mindi ah oo ka dhacay Oslo
Booliska Oslo ayaa sheegay in nin dhallinyaro ah lagu dhaawacay mindi kadib dhacdo ka dhacday deegaanka Mortensrud ee Oslo. Sida ay booliisku sheegeen, ninka ayaa qaba dhaawacyo mindi ah oo u muuqda kuwo halis ah.