Madaxweynaha Iran Masoud Pezzekian ayaa gaaray magaalada New York si uu khudbad uga jeediyo Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
Saacad ka hor imaatinkiisa, Donald Trump ayaa mar kale ku hanjabay inuu burburin doono Iran, xilli uu khudbaddiisa sannadlaha ah u jeedinayay hoggaamiyeyaasha caalamka ee Qaramada Midoobay.