DadkaMeelaha
BS
BBC Somali
· 4 saac ka horCaalamka

Donald Trump oo ku hanjabay in Maraykanku uu dhawaan bartilmaameedsan karo xarun dhulka hoostiisa ah oo ku taalla buuralayda Iiraan

Donald Trump oo ku hanjabay in Maraykanku uu dhawaan bartilmaameedsan karo xarun dhulka hoostiisa ah oo ku taalla buuralayda Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in xaruntaasi ay ku taallo Buurta Kolang. Wuxuu sheegay in weerarkan uu og yahay in aanay Iiraan ka hor tagi karin.

Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.