Iran iyo Mareykanka ayaa sii ballaarinaya weerarrada ay is-weydaarsanayaan

Wakaalado warar oo ku dhow ilo militari oo Iiraan ah ayaa sheegay in qaraxyo laga maqlay deegaannada ku dhow Sirik, Bandar Abbas iyo Jask.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.