BS
BBC Somali
· 1 saac ka horCaalamka

Maamulka Trump oo shuruucda fiisaha ku adkeynaya ardayda ajaanibta ah

Maamulka Trump oo shuruucda fiisaha ku adkeynaya ardayda ajaanibta ah

Ardaydu waxay u baahan doonaan oggolaansho heer federaal ah si ay Maraykanka ugu sii joogaan muddo ka badan afar sano, jaamacaduhuna waxay lumin doonaan awoodda ay ku kordhin karaan fiisaha.

Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.